Si aad boos uga xajisato diyaarada ama ( Reservation) kaga sameysato diyaarad adigoo adeegsanaya Galileo GDS waxad u baahan tahay inad garaneyso code-ka magaalada laga baxayo, code-ka diyaarada la raacayo iyo taariikhda labaxyo, hadii aadan codes-ka magaalooyinka garaneyn waxad u baahan tahay inad aqoon u leedahay qaacidooyin-ka lagu soo saarto codes-ka sida. Guji Halkan(Click Here).
Encoding and Decoding (ubedel magac code ama code u bedel magac)| Galileo GDS.
Encoding iyo Decoding waxaa loo qeybiyaa ilaa sedex, balse 2bo ayaa ugu muhiimsan, 2bada waa.
1. City Encode iyo City Decode( oo ah Marna Magaca magaalada ayaad heystaa oo code-ka ayaad raadineysaa, Marna Code-ka magaalada ayad heysataa oo Macaga magaalada ayaad raadineysaa.
2. Airline Encode iyo Airline Decode( oo iyadana lamacno ah Marna magaca diyaarada ayaad garaneysaa oo code-keeda ayaad baareysaa, marna code-ka ayad heysataa oo magaca ayaad baareysaa.
Marka aad soo saarato codes-ka magaalooyinka iyo codes-ka diyaaradaha ayaa waxad u gudbeysaa wejiga labaad ee ah qiimeyn sameynta oo iyadana sedex weji ah. Guji Halkan(Click Here)
Sidee loosoo saartaa codes-ka magaalooyinka iyo diyaaradaha iyadoo la adeegsanaayo Galileo GDS?
Tusaale: Mogadisho to Istanbul
Diyaarad Turkish Airlines.
Waxan ka bilaaweynaa City decode( city decode waxa la adeegsadaa marka aad garaneyso Magaca Magaalada oo aad raadineyso Code-ka magaalada )
Ka daawo Halkan
Si aad u soo hesho code-ka adeegso qaacidadan
City Encode
—————
>.CE Mogadisho = MGQ
>.CE Istanbul = IST
” oo macnaheedu yahay code-ka magaalada iisoo saar”
City Decode
—————
>;.CD MGQ = MOGADISHU
>.CD IST = ISTANBUL
“oo macnaheedu yahay magaca code-kan iisoo saar”
Airline Encode
——————
>.AE Turkish Airline = TK
“oo macnaheedu yahay code-ka diyaarada iisoo saar”
Airline Decode
——————
>.AD TK = Turkish Airlines
“oo macnaheedu yahay magaca code-kan iisoo saar”
Qiimeyn Sameyn Galileo GDS, Si aad u sameyso qiimey sedexdan weji ayaa is raacaya.
1. Availability ( oo ah mabanan tahay diyaarada)
2. Seat Selection ( kursiga banan qabso)
3. Quotation (qiimee hada)
Sidee loo qoraa availability
A25JULMGQIST*TK (qaacidada sidaan ayaad usoo qaadaneyso wax space ah uma dhexeysiineysid macna ahaan waa ii eeg taariikhdan inay banantahay diyaarada)
Sidee loo qoraa seat selection
N1L1(or N1L1L2) oo macneheedu yhy ii qabo xarafka L iigana qabo 1 hal boos leenka 1
ama Leenka 1aad iyo leenka 2aad.
Qiimeen
FQBB:USD (marka uu adult yahay ‘qof ween yahya’)
FQBB*C05:USD/ACC (Marka uu child yahay ‘qof 2 bo sano ilaa 12 u dhexeyo yahay’)
FQBB*INF:USD/ACC (Marka uu child yahay ‘qof hal maalin ilaa 2 sano u dhexeyo yahay’)