FocalPoint Shopping Search Galileo 2024, waa habkale oo kamida baarida kuraasta, balse waa hab ka sahlan Air Availability Search, sababtoo ah marka aad adeegsato Focalpont Shopping Search waxa uu isla markiiba kuusoo saarayaa kuraasta iyo qiimaha adult-tiga, halka Air Availability Search-kuna kuusoo saarayo keliya class-ta iyo kuraasta banan, Air Availability wuxuu kaaga baahan yahay inad kuraastii qabsato kadibna qiimeytii sameyso
Muhiimada Isticmaal-ka ama adeegsiga FocalPoint Shopping Galileo ee Wakaaladaha Safarka | FocalPoint Shopping Search Galileo 2024
Adeegsiga hab soo saarida kuraasta banan diyaarada iyo qabsashada boosaska ama kuraasta diyaarada waxaa jira dhowr hab ama dhowr qaab oo loo aadeegsado flight search
- Air Availability Search
- Air Availability search waxaa lagu ogaadaa class-ta iyo kuraasta ka banan diyaarada, si rakaab-ka boos looga xajiyo ama boos looga qabto kadibna loogu qiimeeyo. Guji Halkan
- Focalpoint Shopping Search
- Focalpoint Shopping Search waa habkale oo kamida baarida kuraasta, balse waa hab ka sahlan Air Availability Search, sababtoo ah marka aad adeegsato Focalpont Shopping Search waxa uu isla markiiba kuusoo saarayaa kuraasta iyo qiimaha adult-tiga, halka Air Availability Search-kuna kuusoo saarayo keliya class-ta iyo kuraasta banan, Air Availability wuxuu kaaga baahan yahay inad kuraastii qabsato kadibna qiimeytii sameyso. Guji Halkan xogo dheeraad ah
Tusaale yaale Air Availability iyo Focalpoint Shopping
Air Availability Search
Air Availability sidan hoos kuxusan ayuu u shaqeeyaa, marka hore waxaa lasoo saarayaa class-ta iyo kuraasta banaan, kadib kuraasta ayaa laqabanayaa (Seat Selection), markaa ayaa la qiimeeyaa sidaa ayey ku idlaaneysaa howshiisa.
AVAILABILITY:
A20JULMGQIST*TK
SEAT SELECTION:
N1T1 (DIRECT FLIGHT) / N1T1T2 OR N1T1* (TRANSIT)
FARE QUOTING:
FQBB:USD ADULT QUOTATIONS
FQBB*C05:USD/ACC CHILD QUOTATIONS
FQBB*INF:USD/ACC INFANT QUOTATIONS
Focalpoint Shopping Search
FS4MGQ12APRIST20JULMGQ/TK+:USD (sidaani waxan ku dalbaney inuu system-ka soo baaro soona bandhigo qiima iyo kuraasta ugu jaban ee go and back halmar ayuuna soo saarayaa, halkii Air availability uu u shaqeynayey sidii aan kor kusoo xusney).
Marka uu inoo soo saarey kuraasta iyo qiimaha ugu hooseeya ama ugu jaban waxan gujiney Book, kadib sawir-ka hoose ayaa inoo soo baxay oo ah xogta guud ee duulimaad-ka oo dhameystiran, Flight Details or Flight Itinrary, kaasoo ragaabka ama macmiilkaaga uu go’aan ku qaadan karo.
talaabada xigta waa dhameystir-ka reservations-ka. Guji Halkan